Somaliland oo afar cisho ah hawada ka saareysa baraha bulshada & sababta ka dambeysa

Maamulka Somaliland ayaa muddo afar maalmood ah oo ku eg khamiista soo socota waxay muddo kooban maalintii xayiraad ku soo rogtay adeegsiga baraha bulshadu ku xiriirto. Arrintan ayaa ujeedkeedu yahay in looga hortego bay yidhaahdeen in ardayda dugsiyada sare iyo dhexe ee imtixaannadu u socdaan ay isugu gudbiyaan jawaabaha imtixaanka. Guddoomiyaha guddiga sare ee imtixaanaadka … Continue reading Somaliland oo afar cisho ah hawada ka saareysa baraha bulshada & sababta ka dambeysa